Madaxweyne Musaveni: Dowladda Uganda waxay Soomaaliya u soo direysaa 10-Kun Askari oo dheeraad ah
M/weynaha Uganda Yuweri Musavani ayaa sheegay in dawladiisu ay Soomaaliya u soo dirayso ciidamo dheeraad ah oo lagu xoojinayo kuwa Midawga Africa ee AMISOM.














